Caruuraha oo laga talaali doono covid-19

0:52 min
  • Shalay ayey dawladdu go´aamisay in caruurta ay da´doodu u dhaxeeyso 12 jir ilaa 15 jir la siiyo talaalka covid-19.
  • Taas ayaa ka dhigan in aaney Iswiidhan raaci doonin talada dalka Norway oo ah in la siiyo caruurahan hal talaal keliya.
  • In kasta oo ay caruurto u dhaga nugleeyn xanuunka covid-19 ayey Iswiidhan tiro ka badan 200 si khatar ah ugu xanuusadeen.