Dagaalka Urkain ka socda oo laga cabsi qabo inuu hub ka soo galo Iswiidhen. Foto: Björn Lindgren/TT
HUB-SHARCIDARRO AH
Ciidanka booliska oo ka werwersan hub sharci darro ah oo la soo geliyo dalka
Publicerad 7 juni 2022 · kl 14:52 · 2:57 min
Ciidanka booliska oo ka werwersan in hubka loo isticmaalo dagaalka yukreyn uu gacanta u geli karo kooxaha dambiilayaasha ee dalka Iswiidhen
Booliska ayaa ka walaacsan in hubka loo isticmaalo dagaalka Ukraine uu u gacan galo kooxo dambiilayaal ah oo ku sugan dalka Sweden.
Gunnar Appelgren oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka ammaanka ayaa sheegey in badi hubka toogashooyinka loo adeegsado uu ka yimid Yuguslaviadii hore, lagana yaabo in hubkale uu ka yimaado dalka Yukren mustaqbalka.
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Mer om hur vi bedriver vårt arbete