Faraq u dhaxeeya gobolada dhanka tijaabada kansarka haweenka

1:46 min
  • Faraq weyn ayaa u dhaxeeya gobolada dhanka tirada haween ee tijaabada kansarka makaanka iyo naasaha mara.
  • Sidaas ayaa laga ogaaday baadhitaan uu sameeyay ururka kansarka Iswiidhan oo eegay tirokoobkii 2018:kii iyo 19:kii.
  • Dareenkeeygu waxaa uu la mid ahaa qof dil lagu xukumay, ayey sheegtay Sandra Gonsalvez oo laga helay kansarka makaanka.