Gobolada oo qorsheeynaya in ay iibsadaan shaqaale dheeraad ah

1:18 min
  • Gobolada dalkan ayaa qorsheeynayaa in ay iibsadaan shaqaale dheeraad ah.
  • Sababta ayaa ah in la yareeyo safafka wakhtiga sugitaanka bukaanka oo dheeraaday intii lagu jiray corona.
  • Qorshahu waxaa uu yahay in aanu yareeyno safafkan, ayuu sheegay Kenneth Backgård oo hogaamiya daryeelka caafimaad ee Norrbotten.