Dembiyada.

Haweenka ay ilmohoodu dilayaan oo soo batay sanadahan

1:55 min

5tii sanadood ee ugu dambeeyey, ugu yaraan 11 haween ah ayaa waxaa diley carruur qaan gaar ah oo ay dhaleen intii u dhaxaysey 2016-20, sida lagu baahiyey barnaamijka P1.

12 kiis oo ka mid ah guud ahaan 102 kiis oo ah haween lagu diley xiriir dhow iyo muran qoys ayaa ah haween uu diley cunug ay dhashay.

- Xiraa arki maysid meel ka dhaca aad u bandhigan tahay, Christina Silverbern.