GUNNADDA BUKAANKA

HINDISE lagu dooneyo in kor loo qaado gunadda bukaanka iyo howl gabka

0:55 min
  • Dowladda ayaa hadda dooneeyso in miisaaniyada sanadka soo socda la kordhiyo gunadda la siiyo qeybo ka mid ah bulshadda.
  • Dadkaa ayaa waxaa ka mid  kuwa la siiyo gunnada bukaanka iyo howl gabka sida uu soo jeediyey wasiirka Caymiska Bulshadda Ardalan Shekarabi.
  • Wasiirka ayaa doonaya in gunaddaaasi loo kordhiyo 1000 kr bishii iyo guri kabka oo laga saacido.

Mats Eriksson
mats.eriksson@sverigesradio.se