SAFARKII BODEN.

Ibrahim: "Magaalo wayn goolkan kuma gaareen"

2:46 min
  • Ibrahim Cumar wuxuu dalka ku yimid 16 jir, sannadkii 2013.
  • Maanta waa 23 jir xirfaddiisu tahay farsamayaaqaan dayuuradaha qumaatiga u kaca.
  • "Mustaqbalka waxaan rabaa inaan duuliye noqdo", sida uu sheegay Ibraahim mar aan kula kullaney degmada Boden.