BOOQASHADII BODEN.

Ismahaan: "Meeshan mugdi iyo qabow ayaan qaati uga joogaa"

2:58 min
  • Weli waxaa halkoodii inooga socda barnaamijyadii la xiriiray booqashadii ay laanta idaacaddu ku tagtay degmada Boden oo dhacda waqooyiga dalka Sweden.
  • Waa maxay haddaba dhaliisha ay Ismahaan ka qabto degmada Boden?
  • "Hayadda socdaalka ayaa muddo sagaal sannadood ka horreeysay ii doortay inaan deegaan ka dhigto degmada Boden, sida ay sheegtay Ismahaan Cabdinasir Axmed.