Iswiidhan oo maclumaad sir ah la qeeybsan karta waddamo kale

1:12 min
  • Dawladda ayaa rabta in ciidamada sirdoonka ee waddamada kale la siiyo oggolaasho in ay maclumaad sir ah ka helaan heeyada FRA iyo heeyada sirta militariga.
  • Sido kale ayey dawladdu u jeeda in loo baahan yahay in FRA la siiyo fursad ay teleefaada ku dhageeystan.
  • Hindisahan ayaa barlamaanka loo gudbiyay.