Iswiidish u dhoofi kara Afqanistaan si ay u taageeraan talibaanka

1:12 min
  • Waxaa jirta khatar ah in muwaadiniin Iswiidhish ahi u dhoofaan dalka Afqaanistaan si ay ula garab dagaalamaan ururka argagaxisada ee talibaanka.
  • Waa sida uu sheegay booliska amniga ee Säpo.
  • Xaalada Afqanistaan ayaan saameeyn doonin darajada heerka tuhunka argagaxisada Iswiidhan.