Löfven oo dhaleecayey xisbiyada mucaaradka

1:10 min
  • Doodi barlamaanka maanta ayuu ra´iisal wasaare Stefan Löfven dhaleecayn u gudbiyay xisbiyada mucaaradka Moderaterna iyo Kristdemokraterna.
  • Sababta oo ah in ay rabaan in ay wadashaqeeyn la yeeshaan xisbiga Sverigedemokraterna.
  • "Waa laba mid amba albaabka loo xidhi karaa in lala shaqeeyo SD, amba waxa la taageeri kara isku xidhnaanta bulshadeena", ayuu sheegay