Siyaasadda.

LÖFVEN: ''Waxaan suuqa shaqada ku samaynaynaa isbeddelkii ugu waynaa''

1:50 min

Waxaa maanta la furay kal-fadhiga baarlamanka Sweden ee Riksdag ee xilli-siyaasadeedka dayrta.

Waxaa sidoo kale fardo karreetooyin xardhan jiidaya lagu keenay boqortooyada dastuuriga ah ee Sweden oo uu horkacayo Boqor Carl Gustaf Folke Hubertus.

RW Sweden ee Stefan Löfven oo maanta qorshayaasha xukuumaddiisa hor geeyey kal-fadhiga Baarlamanka isagoo sheegay inay diiradda saari doonaan: shaqooyinka, cilimada, barwaaqo sooranka & amaanka.