MIISAANIYAD

Nur: Centerku kama soo horjeesanayo todobaadka qoyska

2:09 min
  • Dowladda ayaa maanta soo bandhigtay miisaaniyad ay u qoondeysay todobaadka qoyska.
  • Ujeddada todobaadka qoyka waa inuu waalidka dhalay carruurta ay da’doodu u dhaxeyso 4 ilaa iyo 16 sanno guriga joogi karaan lix maalmood.
  • ”Tani waxay ka mid tahay waxyaabaha uu xibiga Socialdemokraterna doorashada uga qeyb galayo”, ayuu yiri Mohamad Nuur, siyaasi ka tirsan Socialdemokraterna.