SIYAASADDA

Saida: Waa inuu xisbiga isbeddel badan la yimaadaa

2:44 min
  • Waxaa ka haray sannad doorashada dalka ka dhici doonto sebteember 2022.
  • ”Waa in wax laga beddellaa siyaasadda Socialdemokraterna si uu xisbigu dalka u sii xukumo”, sida ay sheegtay Saida Hussein (S), oo ah xidhibaan deegaan.
  • ”War looma hayo natiijada ka soo bixi doonto doorashada sannadka soo socda”, ayay tiri Mariam Yasin oo baratay culuunta siyaasadda.