Shan bilyan oo loogu talo galay daryeelka caafimaadka

1:42 min
  • Shan bilyan oo dheeraad ah. Waa inta lacag ay dawladdu ku maalgelin doonto daryeelka caafimaad sannadka dambe.
  • Sidaas ayaa laga ogaaday shir saxaafadeed halka ay wasiirada maaliyada dalkan Magdalena Andersson ku soo bandhigtay miisaaniyada dawladda.
  • "Wakhtigii aanu ku jirnay corona ayey caddaatay in gababsi ku jiro daryeelka", ayey sheegtay wasiiradu.