Toogashooyinka oo ku soo kordhay dalkan

1:20 min
  • Toogashooyinka xaafadaha dhismooyinka badan ayaa kor u kacay saddexdii sannadood ee ugu dambeeyay.
  • Sidaas ayuu tusayaa tirokoobka booliska.
  • Ilaa iyo sannadkii 2018.kii ayey 169 qofi ku dhinteen toogashooyinkan.