BOOQASHADII BODEN.

Way ka sahlan tahay in degmooyinka yaryar wax laga barto

1:27 min
  • Dalka waxaan soo galay 2011-kii anigoo la igu keenay nidaamka qaxootiga dibadda laga soo qaado.
  • Yaraan ayaan kaga soo qaxney Soomaaliya, markuu dagaalkii sokeeye dhacay.
  • "Mustaqbalka waxaa ugu muhiimsan in aan ilmahayga sawir wanaagsan u noqdo", sida uu sheegay Cabdi Maxamed Ibraahim oo ku dhaqan degmada Boden.