MIISAANIYADDA 2022.

Xisbiyada mucaaradka oo dhaleecayay miisaaniyada dawladda

1:41 min
  • Dhowr xisbi oo ka tirsan mucaaradka ayaa dhaleecayey miisaaniyada dawladda.
  • Dawladda ayaan hadda haysanin taageero ku filan si loo dhabeeyo miisaaniyada.
  • Xisbiyada C iyo V ayaa sheegay in aaney weli go'aamin in ay taageeri doonaan iyo in kale.