Xoghayaha xisbiga SD oo shaqada sii wadi doona

0:52 min
  • Xoghayaha xidbiga Sverigedemokraterna Richard Jomshof ayaa sheegay in uu xilkiisa sii wadi doono.
  • Sidaas ayaa laga ogaaday wareeysi uu la yeeshay laanta Ekot.
  • "Sannadka dambe ayaan joojinaya shaqadan, laakiin hadda waxaan dareensanyahay in aan haysto taageerada Jimmie Åkesson", ayuu  sheegay.