Wararkii maanta iyo Sweden

2:16 min
Covid-19: Ardayda tacliinta sare oo la canaantay. Siyaasigii daanishka ee Qur'aanka gubey oo qaatay dhalashada Swedeniyo sida uu waalidku yeeli karo haddii uu ilmihiisu maqli waayo.