Wararka maanta ee Sweden.

2:36 min
Gobolada Skåne iyo Stockholm oo bilaabi doona in ay talaalan qeeybihii ugu dambeeyay, hawlgabka ajaabibta lacag intee ah ayaa soo gala, iyo warar kale.