Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad ka raadsaday waaxda degdega ah ee dhimirka intii lagu guda jiro xilligii kroonaha 2020 iyo 2021 iyo warak kale kala soco boggeena