Wararka maanta ee Radio Sweden

2:29 min
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

App-cusub  oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado,  degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Borås, iyo warar kale