Wararka Maanta ee Radio Sweden

3:47 min
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xubinnimada Iswiidhen  ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee covid-19 ayaa wali sii yaraanaya Sweden iyo warar kale.