Wararka maanta ee Radio Sweden

Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay go’aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ruushka, Ciidanka cirka ee Iswiidhen ayaa soo bandigaya dhoolatusyo, xagga cirka iyo warar kale