Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

2:34 min
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi bixineysey,Boliiska dalka Sweden ayaa xiray labo qof oo lala xiriirinayo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Norrköping iyo Linköping usbuucii Easterka, iyo wararkale