Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

2:57 min
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi  Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena Andersson ayaa  shir jara’id oo ay laqabatey  dhigeeda raisul wasaaraha Ingriiska  Boris Johnson,Rasmus Paludan uu khamiista berito ah ku qaban doonaa bannaanbax kadib markii uu ciidanka ammaanku ogolaaday codsigiisii, iyo warar kale