Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

4:04 min
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu  xisbigu shaaciyey arinkan   mar uu waraysi ay siisay Ekot, Paludan oo ogolaansho ka helay boliiska si uu baanbaxyo ugu qabto degmadda Örebro iyo warar kale.