Wararka maanta ee Sweden.

Nooca cusub ee corona oo laga helay dalka iyo Ra´iisal Wasaaraha dalkan oo soo jeedisay hadalkeedii ugu horreeyay, Stockholm oo laga helay kiiskii ugu horreeyey ee nooca cusub ee Covid-19.

Murugo iyo xasuus loo qabtay will tooreey lagu dilay Älvsjö. Beeraleyda koonfurta Sweden oo ka wel welsan abaarta iyo kuleylka halka dad kalana ay ku raaxeysanayaan kuleylka. Xaafaddeyda waxaa ka...

Annie Lööf, Ahmed Berhan iyo in kale oo magac ku leh bulshada oo daadin doona barnaamijka Soomar ee ka baxa P1 sannadkan. 11 jir xalay gaar ku jiiray Märsta oo u dhintay dhaawacii iyo qofkii gaariga...

Baare ka tirsan dowladda oo soo jeediyay in toddobaad dhalmada ka hor dumarka urrka leh la siiyo lacag sharuud la'aan ah. 8 jir la doonayo in laga masaafuriyo Iswiidhen iyo debaaldegga maalinta...

Waxaa kordhaya dadka booliska ganaxaaxo ee la qabto iyaga oo ku kaadshaya banaanka. Sicirka cuntada oo bishii labaad oo xiriir ah hoos u soo dhacaya iyo xaflad soo jireen ah balse sannadkan ku sauuman...

Dood faqooqa caruurta ee iskuuladda oo qeyb ka ahayd toddobaadka siyaasadda Järva. Maxkmadda racfaanka oo adkeysay xukun 17 jir dil u geystay qof 55 oo uu ku qalday qof xiriir la ahaa kooxaha...

Gacan ka hadal xooggan oo maanta ka dhacay magaaladda Eskilstuna. Boonbaladii ugu horreysay oo u sammeysan qaab dumar oo loo adeegsaday tijaabooyinka shilalka gaadiidka. Wershad bir tii ugu weyneyd...

Kummanaan qof oo ku dhaawacmay shilalka baaskiilada koronatada ee lugta lagu haraatiyo sannadkii hore. Magaaladda Uppsala oo noqon karta meel bukaanaddu lacag ku raacaan ambalaasta. Shaqo la'aanta oo...

Gaari laga shiday wax lagu tuhusan yahay gubaabada kooxaha xagjirka Islaamiyiinta inta ay socdeen rabashidii Påsk ee Örebro oo la kashifay. Safarrada oo mar kale kordhay Corona ka dib. Qoraa...

Madaxa kooxda kubadda cagta AIK oo is casilay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga oo ka bbaqday kullanka Nato ee Oslo oo la filayay in ay isku arkaan dhigiisa Sweden Tobias Billström. Bandhiga buugagta...

Iswiidhen oo ey ka soo dhammaatay rajadii xulka qaranka ciyaarta koobka dunida ee xeegada barafka ama Ishockey. Khaamiistii shalay sacaddu markay ahayd abaaraa seddexdii galabnimo ayaa adegga...

Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Tobias Billström oo ka faallooday tallaabadii dalka Ruushku ku kacay. Ku hadalka mobaaylka bulshada Sweden oo markii ugu horreeysay sannadka tagay hoos u dhacay 6...

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Wiil 15 ah oo lagu dhaawacay Iskuul ku yaalla Örebro. 48 oo loo haysto inay lunsadeen lacagta tageerada waxbarashada ee (CSN) degmada Markryd. Wakhti kulaylaha oo loo baahdo shaqaale badan waqooyiga...

Ganacsatada iyo shaqa bixiyeyaasha waqooyiga Iswiidhen ayaa cabsi soo wajahday, kadib maray xukuumaddu ku dhawaaqday in la adkeyn doono shuruudaha dadka shaqada dalkan u yimaada. Maxkamadda degmada...

Xildhibaan lagu tuhunsanaa galmo iibsi oo dacwadiisii hordhaca ahayd hoos loo dhigay. Toogashooyin ka dhacay Stockholm iyo Göteborg arbacadii iyo khamiistii. Ardayda dhigata fasalada afraad oo...

Waxaa weli socda howlgalada lagu soo xirayo dadkii ka qeyb qaatay rabshadihii Påsk ee sannadkii 2022. Dhakhtar cabsi ka muujiyay ardayda qaacisa cigaarka E-cigaretter iyo xoolaleyda Glad bonder oo ka...

Dadka ku biiraya A-kassa oo si aad ah u kordhaya. Ninisagii la toogtay misana lagu helay dambi, xukuna lagu riday iyo roondooyinka habeenkii ee hooyooyinka xaafadda Tensta Stockholm.

Maxkamadda sare oo oggolaatay dhageysiga dacwad nin hore loogu waayay dambi kufsi gabar 10 jir. Sarkaald bileys oo dukaan ka xaday alaab misana isku dayday in ay hoos u dhigto dacwaddii xatooyadaasi...

Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström ayaa doonaya inuu ururka Midowga Yurub u aqoonsado argagixiso ciidanka Ruushka ee lagu magacaabo Wegner. Oorso iyo yees nabad ku kulmay oo weliba...

Ashtakooyinka la xiriira faqooqa iyo cunsuriyadda laga gudbiyo oo aad u kordhay. Ardayda jaamacadda ee u adeegsadaga waxbarashadooda cilmiga caqliga macmalka ee AI oo aad u badan. Maxkamadda Södertörn...

Kontakta gärna Sveriges Radios forum för teknisk support där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.