Wararka maanta ee Sweden.

Kummanaan qof oo ku dhaawacmay shilalka baaskiilada koronatada ee lugta lagu haraatiyo sannadkii hore. Magaaladda Uppsala oo noqon karta meel bukaanaddu lacag ku raacaan ambalaasta. Shaqo la'aanta oo...

Gaari laga shiday wax lagu tuhusan yahay gubaabada kooxaha xagjirka Islaamiyiinta inta ay socdeen rabashidii Påsk ee Örebro oo la kashifay. Safarrada oo mar kale kordhay Corona ka dib. Qoraa...

Madaxa kooxda kubadda cagta AIK oo is casilay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga oo ka bbaqday kullanka Nato ee Oslo oo la filayay in ay isku arkaan dhigiisa Sweden Tobias Billström. Bandhiga buugagta...

Iswiidhen oo ey ka soo dhammaatay rajadii xulka qaranka ciyaarta koobka dunida ee xeegada barafka ama Ishockey. Khaamiistii shalay sacaddu markay ahayd abaaraa seddexdii galabnimo ayaa adegga...

Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Tobias Billström oo ka faallooday tallaabadii dalka Ruushku ku kacay. Ku hadalka mobaaylka bulshada Sweden oo markii ugu horreeysay sannadka tagay hoos u dhacay 6...

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Wiil 15 ah oo lagu dhaawacay Iskuul ku yaalla Örebro. 48 oo loo haysto inay lunsadeen lacagta tageerada waxbarashada ee (CSN) degmada Markryd. Wakhti kulaylaha oo loo baahdo shaqaale badan waqooyiga...

Ganacsatada iyo shaqa bixiyeyaasha waqooyiga Iswiidhen ayaa cabsi soo wajahday, kadib maray xukuumaddu ku dhawaaqday in la adkeyn doono shuruudaha dadka shaqada dalkan u yimaada. Maxkamadda degmada...

Xildhibaan lagu tuhunsanaa galmo iibsi oo dacwadiisii hordhaca ahayd hoos loo dhigay. Toogashooyin ka dhacay Stockholm iyo Göteborg arbacadii iyo khamiistii. Ardayda dhigata fasalada afraad oo...

Waxaa weli socda howlgalada lagu soo xirayo dadkii ka qeyb qaatay rabshadihii Påsk ee sannadkii 2022. Dhakhtar cabsi ka muujiyay ardayda qaacisa cigaarka E-cigaretter iyo xoolaleyda Glad bonder oo ka...

Dadka ku biiraya A-kassa oo si aad ah u kordhaya. Ninisagii la toogtay misana lagu helay dambi, xukuna lagu riday iyo roondooyinka habeenkii ee hooyooyinka xaafadda Tensta Stockholm.

Maxkamadda sare oo oggolaatay dhageysiga dacwad nin hore loogu waayay dambi kufsi gabar 10 jir. Sarkaald bileys oo dukaan ka xaday alaab misana isku dayday in ay hoos u dhigto dacwaddii xatooyadaasi...

Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström ayaa doonaya inuu ururka Midowga Yurub u aqoonsado argagixiso ciidanka Ruushka ee lagu magacaabo Wegner. Oorso iyo yees nabad ku kulmay oo weliba...

Ashtakooyinka la xiriira faqooqa iyo cunsuriyadda laga gudbiyo oo aad u kordhay. Ardayda jaamacadda ee u adeegsadaga waxbarashadooda cilmiga caqliga macmalka ee AI oo aad u badan. Maxkamadda Södertörn...

Toddobo jir qatyaan ka taagan saacadda la bedelo ee kuleylaka kana codsaday ra'iisal wasaaraha Sweden in la joojiyo bedelka saacadda. Darawal aad u indha adag oosi sharci daro ah gaari ku waday oo ay...

Iswiidhen oo u diraysa Yukrain ciidan farsamo iyo qalab dayactir. Maxkamadda racfaanka oo xukunno ku ridday shan ka mid ah lix qof oo ka mid ahaa 11 qof oo ku eedeeysnaa sannadkii tagay kacdoon...

Robotyo u qubeyn kara waayeelka oo ku soo biiri kara shaqada xanaanada waayeelka dalka. Kalkaalisooyinka wax ku barta Iswiidhen oo u hayaama dibedda. Dalaga ugu horreeya baradhada oo maanta ka soo...

Jimcada maanta ayay ka bilaabatay dacwad la xiriirta dhakhtarka Staffan Bergström oo ka caawiyay qof aad u xanuunsanaa, rajana aan lahayn siduu noloshiisa u soo afjari lahaa. 22 jirkii labada nin ku...

Kadib falkii mindiyeeynta ee shalay ka dhacay iskuul ku yaalla xaafadda Vällingby oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, ayuu maamulka iskuulku mar kale sidii caadiga ahayd albaabbada ugu furay...

Bartamaha xaafada Jakobsberg ee degmeda Jarfälla ayaan hadda loo aqoonsaneen goob maandooriye, sida uu booliska sheegayo. Boliiska ayaa racfaan ka qaatay go'aankii maxkamadda maamulka ee la xiriirtay...

Kontakta gärna Sveriges Radios forum för teknisk support där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.