Wararka raadiyaha Sweden

2:07 min
Aabbe carruurtiisa la dhaawacay oo si qiira leh u hadlay, kiisaska karoonaha cusub oo gaaraya 6 kiis iyo Isbitaallada V. Götaland oo shuruud laga dhigay af-xirashada.