WARARKII MAANTA IYO SWEDEN

2:35 min
Stockholm oo tallaalka u fasaxda illaa 18 jir iney dalban karaan. Qof hor leh oo covid-19 u geeriyooday. Dawladda oo lagu dhaleeceeyey in aanay qiimeyn siyaasadda deegaanka.