Wararkii maanta iyo Sweden

2:24 min
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malmö oo ammaankeedu ka soo reeynayo sida baaritaan lagu ogaadey.