Wararkii maanta & Sweden

2:08 min
Booliiska oo la siinayo fursad ay xoog ugula wareegi karaan telefoonka qofka ama ay farriimaha ku eegi karaan, baraf daran oo laga digayo & shuruudaha laga doonayo qofka cumraysanaya.