KULAN WACYIGELIN Cabsida waalidku ka qabaan ilmaha guryaha laga kaxeeyo 4:04 min Xaqiiqda miyey salka ku haysaa cabsidani.
XANAANADA DHALAANKA Warar been abuur ah oo laga faafiyey xannaanooyinka 2:26 min Inta badan wararkan been abuurka ah ayaa ku dhex faafay baraha bulshada
CUNNO SOOMAALI Khadiija:”Basbaas cagaar muuskii iyo bariiskii la isku cuni jirey wax ma dhaafsadeen” 3:48 min Qoysas badan ayuu sicirbararku caqabad ku noqday kharashka cunnada kaga baxa.
AJAANIIBTA CUSUB Caawinada la siiyo ajaaniibta dalka ku cusub 4:31 min Qofku waa inuu haysto deggenaansha dalka kuna jiro nidaamka meeleeynta.
TACLIINTA SARE Dhallaanka ajaaniibta oo tacliinta kaga horumarsan iswiidhishka 4:23 min Shahaadooyin ka badan ayey ku qaataan jaamicadaha.
KULAN WACYIGELIN Kulan wacyigelin xog la xiriirta ammaanka Iswiidhen oo ka dhacday Tensta Stockholm 5:11 min Waxa dadweynaha la hadlay booliska waxaanay sharraxaad ka siiyeen cabirrada kala duwan ee dawladdu bixisey iyo saamayntooda.
HORUSOCODKA QOFKA Kuresha Gelle: Caruurta iyo da'du ma ahan in ay noqdaan caqabad 2:39 min Ruqsad gaari iyo labo waxbarasho ayay ka soo baxday
DUMAR IS CAAWIYA Ingrid Jonasson: Raggu waa kuwa ugu horreeya ee bulshada dhexgala fursadahana hela 3:36 min Ururka haweenka caalamiga ee Ljusdal ayaa caawiya dumarka ajaaniibta ah.
GANACSIGA IYO SICIRBARARKA Sucdi Jaamac: "Xilligii Covid-19 sarrifku aad ayuu u wanaagsanaa" 3:03 min Dagaalkii Yukreyn oo saameyn ku reebay iyo canshuur badan oo laga qaado.
MAAWEELADA XAGAAGA Howlaha firfircoonida dhallaanka ee xilliga kuleeylaha xaafadda Biskopsgården 3:22 min Cimilada ayaan mararka qaarkood u saamixin iney carruur badan timaado.
Ciyaaraha Gothia Cup iyo aragtida qaar ka mid ah waalidiinta 3:14 min "Waan ku khasbannahey inaanu dhallaanka u noqonno tusaale fiican".
DABAASHA Muse "Weligey dabaal ma baran" 1:33 min Waxaa kor u sii kacaysa tirada dadka aan dabaasha aqoon ee Sweden ku dhaqan.
KUTUBTA LA GUBO Dood ballaaran oo la xiriirta xoriyadda hadalka 4:33 min Beryahan dambe oo ey socdeen bannaanbaxyo lagu codsaneyo gubitaanka kutubta diimaha.
IFTIINKA IYO HURADADA Iftiinka xilliga kuleylaha iyo saameynta uu ku leeyahay hurdada 1:41 min "Oogadeennu waxay la qabsatay wakhti isku mid ah sannadka oo dhan maalinkii iyo habeenkii", ayuu yiri qoraa Aweys Omsan.
SFI Xaliimo Cali: ''Shuruudaha imtiixannada oo aad u adag ayaa igu kalifay in aan SFI-ga isaga tago''. 2:45 min Balse dhanka kale Xaliimo Cali ayaa sheegtay in ay in badan ka fa''iiday inta ay dhiganaysay SFI-ga.