CODKA Arbaco 2006-11-01

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Warbixin laga soo saarey carriga boqortooyada Ingiriiska oo lagu sheegey iney ku kici doonto dhaqaale bilyaardiyo ee koronka iswiidhishka sidii cimilada dib loogu habeyn lahaa dhibaatooyinka loo geystey iyo wasiirka cimilada dalka Iswiidhen oo sheegey in kuleylaha sannadka foodda innagu soo haya uu kulan ku casumi doono wasiiro ka kala socda caalamka.
  • Muqaadaraadka iyo ururro u istaagey sidii ey wacyi gelin u sameyn lahaayeen.
  • Baayacmushtarka iyo soomaalida iyo weliba warbixin ey sameysey caalimad iswiidhish u dhalatey ee ku takhasustey shirkadleyda iswiidhishka iyo kuwa asal ahaan ka soo jeeda ajnabiga, isna barbar dhigtey.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".