CODKA Khamiista 2006-11-2

Khamiista 2006-11-2

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxeey ka la yahiin:

  • Waxaa jira dabeelo xoog badan iyo baraf faro baddan, oo ka dhacay dalka Iswiidhan, gaar ahaan Caasumadda Stockholm.
  • Qader ka midda taariiqda khasnadda shaqo laanta.

Kacdoonka shacabka ee ay Maxkamaduhu hor socdaan ee ku guulaystay inay maamul u sameeynta qaybo ka tirsan koonfurta Somalia. Saameen intee lag ayuu ku yeeshay somalida dagan dalkan Iswiidhan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".