CODKA Arbaco 2006-11-08

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Siyaasadda dawladda ee ku beegan dadyoga ey meeleyso heyadda suuqa shaqada ee AMS oo la sheegey iney aad hoos ugu dhici doonto tiradaasi sannadka foodda innagu soo haya. Iyo soomaali arrimmahaasi la soo gudboonaadeen.
  • Shuruuc cusub oo maalintii Isniinta ee toddobaadkan ka hirgaley dhammaan garoomadda diyaaradaha ee dalkan Iswiidhen.
  • Is barbardhig soomaalida ku dhaqan qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".