CODKA Arbaco 2006-11-22

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Ururka daladda shaqaalaha LO oo bilaabey magac ururin.
  • Caafimaad darrada iyo cunsuriyaddu maxey saameyn ah oo isku leeyihiin.
  • Heyadda horumarinta iskuulaadka oo qorshe ku dooneysa sidey kor ugu soo qaadi laheyd qalabka waxbarasho ee dhallaanka dhigta dugsiyada hoose, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa luuqaddooda hooyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".