CODKA Arbaco 2006-11-29

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontan.

  • Wasiirka iskuulaadka oo soo jeediyey in imtixaannada dhallaanka laga bilaabo fasalka saddexaad ee dugsiyada hoose. Halka ey iminka ka tahey fasalka sideedaad. 

  • Isbedelka dawladdu muxuu saameyn ah oo ku yeeshey suuqa shaqada?
  • Ma ka fekertaa cimilada iyo dhowristeeda, si ey jiilalka soo socda ugu noolaadaan mise?

Biyaha bulaacadda iyo kuwa eynu isticmaallo oo la sheegey iney kiimikada waxyeelada u leh cimilada ku badanayaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".