CODKA Arbaca 2006-12-06

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Suxufi Martin Adler oo u dhashey dalkan Iswiidhen iyo suxufiyadda Anna Politkovskaja oo iyaduna u dhalatey dawladda federaalka ee Ruushka, ayaa loo gartey biladda sannadka ee uu bixiyo ururka aan xadka laheyn ee suxufiyiintu.
  • Ereyada cusub ee ku soo kordhaya luuqadda soomaaliyeed.
  • Keynaan Warsamey oo dhowaantan heesihiisa ku soo bandhigey dalkan Iswiidhen.
  • Waa maxey ereyga Validering.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".