CODKA Arbacada 2006-12-27

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Xaaaladda dagaal ee Somalia.
  • Dad badan oo Somali ah  oo haysta shalashada Iswiidhishka oo ku xayirin somalia: Waxaa sidee xaalkoodu maxayse filana hayaan.
  • Gudoomiyaha Ururka isbahaysiga Iswiidhan sidee u arkaan  xaaladda dagaal ee Somalia.
  • Heeso wadaniya iyo Gabayo.

OGAYSIIS

Dhamaan dadka qaraabadoodu  ka joogaan dalka somalia, waa kuwa haysta dhalashadda Iswiidhiskaa waxeey wasaaradda arimaha dibadu ka cosaneeysaa ineey lasoo xariiraan isla markaana soo diwaan galiyaan dadkaas.

Waxaadna kala xariiri kartaa www.ud.se ama 08/ 4055010. Waxaad kaloo siin kartaa telefonka safaarada Kenya oo kala ah.

00254-73 46 00 851 ama 00254 20 42 23 40 00

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".