CODKA Khamiista 2006-12-28

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxeey ka la yahiin:

Wasiirka arimahadibadda ee dalkan Iswiidhan Carl Bildt, oo ka hadlay sidda uu uga xunyahay in Qaramada midoobey labo goor ku fashilmeen xabad joojinta Somalia.

  • Waa sidee xaaladda Somaliya ee maantey, maxaase Bendoo’wga loogu soo rogay Magaaladda Beled Weyne.
  • Soomalida dagan iswiidhan kuwo ka midda  sideebay u arkaan dagaaladda ka  socda somalia. Dugsiyadda madaxa banaan ee dalkan iswiidhan sideebay u shaqeeyaan, maxeeyse  uga duwan yihiin iskoolada kale.