CODKA Arbaco 2007-01-17

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah.

  • Shuruucda cusub ee dalka ka bilaabatey 1-dii bishan Jannaayo ee sannadka 2007-da.
  • Af-hayeenkii hore ee baarlamanka ku meelgaarka ee Soomaaliya oo booqasho kedis ah ku yimid waddammo uu ka mid yahey dalkan Iswiidhen.
  • Shariif Xasssan Shiikh Aaden oo xilkii laga xayuubioyey.