CODKA Khamiis 2007-02-01

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Sheekh Adan Madoobe oo ku guuleeystay xilkii Afhayeenimada ee Baarlamanka somalia.
  • Shirkii Midowga Africa oo gabagabadiisii rajo wanaagsan.
  • Roolka haweenka ee bulshada, qaybtii labaad.
  • Goobo dumarku ku kulmi jireen oo albaabada.
  • Hessahaan meesha ka maqneen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista