CODKA Khamiis 2007-02-08

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Guddomiyaha ururka isbahaysiga Somaliyeed ee Iswiidhan, Abdul Nur oo ka codsadey dhageeysta yaasha laantan ineey la soo xariiraan ururka isbahaysiga iyo wasaaradda arimaha dibada (UD)ee dalkaan Iswiidhan. Waa dadkii ay ka maqan yihiin dad qaraabaa oo ku xayiran ama ku xiran dalka somalia iyo dalalka dariska la ’ah, ee haysta dhalashadda iswiidhisha.
  • Waxbarashadda dadka waaween(SFI) oo la haddal ahayo in alabaabadda loo xiro.
  • Isbadal ku dhici doona qaabka waxbarasho ee dugsiyadda sare ee dalkaan.
  • Maalinta ay QM u aqoonsatey, maalinta ka hortaga gudniinka oo ku beenay lixdii febarayo
  • Hayadda shaqo bixinta oo waaxdeeda ugu ween uu maddax ka noqdey, nin somaliya oo soddan iyo labo jirihi.
     

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".