CODKA Khamiis 2007-02-22

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:

  • Skåne oo baraf faro baddani ka dhacay kaa soo qaboowgiisuna sareeyay. Hayadda  bad baadinta,( Räddningstjänsten) ayaa u digtey dadaka dagan Skåne ineey ku jiraan guryahooda. Gaadiidkiina waa la istaajiyey ilaa iyo war danbe ka soo bixi doon.
  • Caruurta, qaxooti doonkaa ee aan walidiintood la socon kuwo ka midda oo ku nool dalkaan Iswiidhan, xaaladooda iyo sideey u arkaan mustaqbalkooda.
  • Aqoon isweydaarsi ka dhacay magaladda Stockhol, ka soo ay soo ay qabteen hayadda CRD iyo CARE Internatoinal.
  • Hadii aad hayo fakaro laxiriira barnaamijyadda fadlan soo dir telefankaan: 08/ 784 39 48. Waxaad ku reebi kartaa su’aashaada iyo r’ayigaaga.

 

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista