CODKA Khamiis 2007-4-19


Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dadka sida sharci daradaa ugu dhuumana haya dalkan Iswiidhan, ayeey dawladu ugu baaqdey deeq dhaqaale oo dibloogu celiyo dalalkoodii.
  • Shirkii koowaad ee golaha wasiirrada ee dowladda Prof Ali Mohamed Geedi oo markii ugu horreysay ka qabsoomay magaalada Muqdisho.Shirkan ayuu ra’iisul wasaaruhu ku magacaabey xilal cusub meesha uu kuwan ka qaadey xilkii ay horey u hayeen.  Dadyoowga xilka cusub loo magacaabey waxaa ka midda Cabdiraxmaan Nuur Moxamed, Diinaari,oo loo magacaabay danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Suuriya.
  • Siyaasiyiin ka midda kuwa aadka ugu dhex muuqda siyaasadda Soomaliya ayaa hanjabaad u direyu taliska Ethiopia.
  • Guddomiyaha Ururka Isbahaysiga somaliyed ee Iswiidhan Abdull Nur oo ka waramey, kala fadhigii ururka iyo waxeey ka qabteen dadka somaliyeed ee haysta dhalashada iswiidhishka ee lagu haysto dalalka dariska la ah Somaalia.
  • Sawiro laga qaadey koonfurta Somaliya dagaaladii ka hor
  • Dhalin yaro soomaaliyeed oo ku riyoona haya ineey furtaan ganacsi u gaara.
  • Caruur somaliyeed oo sheega haya fakarkooda ku beegan dagaalka iyo xaaladda somalia.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".