Lars Leijonborg oo maanta ku dhawaaqey inuu ka degi doono jagada hogaamiyaha xisbiga Folkpartiet.

2007.04.23, 14:00 Lars Leijonborg, hogaamiyaha xisbiga Folkpartiet ayaa sheegey inuu jeclaan lahaa sii heynta jagadaa,

haseyeeshee ey u muuqatey mid aan suurtagal aheyn, maadaama uu shaki ka galey tirada cododka ergooyinka xisbiga ee jeclaan lahaa inuu sii hayo jagada hogaanka xisbiga Folkpartiet.

Middaasi ayuu sheegey Lars Leijonborg, kadib shir jaraa’id oo uu ku qabtey xarunta baarlamanka ee magaalada Istockholm.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".