CODKA Khamiis 2007-05-24

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Heyadda Amnesty ee xuquuqda bani’aadamka iyo warbixin sannadeedkeedii sannadka 2007-da.
  • Qaadka oo bannaanbax ey ka dhigeen ururro soomaaliyeed.
  • Wiil Soomaaliyeed ee ka mid noqdey wafdi dawladda Iswiidhen uga qeyb galey kulan laba toddobaad socdey oo ka dhacey xarunta heyadda Qaramada Midoowdey

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".